curdun
(m.l)

ld curdan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curdun

curdan [m.l]
1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.

habuuq [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-qyo, m.dh)
Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.

jaqaqari [m.dh]
(bot.) Dhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo caleen hamash ah leh.

mardaaf [m.l]
Qumbe curdun ah.

miliq [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg