curfi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curfi

curuf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Dhib; shiddo. 2. ld curfi.

cur [m.l]
1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg