curis
(m.l) (-syo, m.dh)

1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3. ld curin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curis

curcuris [m.l]
ld curcurin.

curin [m.f.dh]
eeg curi. ld curis (3).

gudcuris [m.l]
ld gudcurin.

cur [m.l]
1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg