curo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

1. Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid. 2. Cir, di'id billaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curo

curasho [m.f.dh]
eeg curo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg