curqid
(m.f.dh)

eeg curuq². ld curuq¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curqid

curuq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo. 2. Xanuun yar oo laga dareemo murqaha iyo seedaha kolka fadhi lagu raago. 3. ld curqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg