curraafid
(m.f.dh)

eeg curraaf³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curraafid

curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

curraaf [m.dh] (-fo, m.l)
Neef ido ah dheddig oo laf yar.

curraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid sixrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg