curraafis
(m.dh)

ld curraafeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curraafis

curraafeyn [m.f.dh]
curraafee. ld currafeyn, curraafin, curraafis, currafin, currafi.

curraaf [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

curraaf [m.dh] (-fo, m.l)
Neef ido ah dheddig oo laf yar.

curraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cid sixrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg