cuskan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuskan

cuskanaan [m.f.dh]
eeg cuskan. ld cuskanaansho.

cuskanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cuskanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg