cusko
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-kaday, -katay)

1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikrad ama qodob sharci xigasho. 3. Eebbe miciin ka tuugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusko

cuskasho [m.f.dh]
eeg cusko. ld cuskad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg