cuslaan
(m.f.dh)

eeg culus. ld culays, cuslaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuslaan

culays [m.l]
Xoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.

cuslaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg cuslow. ld cuslaan.

dhegacuslaan [m.f.dh]
eeg dhegaculus. ld dhegaculays, dhegacuslaansho.

dhegacuslaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhegacuslow. ld dhegacuslaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg