cuslayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Hawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuslayso

cuslaysasho [m.f.dh]
eeg cuslayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg