cuslow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laaday, -laatay)

1. Wax culus noqosho. 2. Wax dhib leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuslow

cuslaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg cuslow. ld cuslaan.

dhegacuslow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Qof aan dhegaha si fiican wax uga maqlin noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg