cuurad
(m.l)ld cuurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuurad ↴
cuurasho [m.f.dh]
eeg cuuro. ld cuurad.
cuur [m.l]
1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
cuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Weel aad u buuxin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg