cuwaaf
(m.dh)Cunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuwaaf ↴
cuwaafad [m.l ld]
cuwaafasho.
cuwaafasho [m.f.dh]
eeg cuwaafo. ld cuwaafad.
cuwaafo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Cuwaaf cunid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg