cuwaafad
(m.l ld)cuwaafasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuwaafad ↴
cuwaafasho [m.f.dh]
eeg cuwaafo. ld cuwaafad.
cuwaaf [m.dh]
Cunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg