da’1

Qaabnax: m.dh  Isrogrogga:  

1. ld da’aad. Inta sano, bilo, maalmo
iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.

da’2

Qaabnax: f.mg1  Isrogrogga: (-‘ay, -‘day; -di’i) 

1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 da’aad  

 di’id  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg