da'aad
(m.dh)

eeg da' (1) da'

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh da'aad

da' [m.dh]
1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad

da'aad [m.dh]
eeg da' (1) da'

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg