da'fur
(m.l)

1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.

da'fur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Qooq ka bi'id (awr).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh da'fur

da'fur [m.l]
1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.

da'fur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qooq ka bi'id (awr).

da'furid [m.f.dh]
eeg da'fur². ld da'fur¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg