da'weyni
(m.dh)

ld da'weynaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh da'weyni

da'weynaan [m.f.dh]
eeg da'weyn. ld da'wey-naansho, da'weyni.

da'weyni [m.dh]
ld da'weynaan.

gabow [m.l]
Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.

da'weyn [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Duq ahaansho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg