da'yaraan
(m.f.dh)

eeg da'yar². ld da'yaraansho, da'yari, da'yaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh da'yaraan

da'yaraan [m.f.dh]
eeg da'yar². ld da'yaraansho, da'yari, da'yaro.

da'yaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld da'yaraan.

da'yari [m.dh]
ld da'yaraan.

da'yaro [m.dh]
ld da'yar¹; da'yaraan.

laqmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
Qof da'yaraan ku dhimasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg