daa

Qaabnax: f.g2  Isrogrogga: (dayay, deysay; deyn) 

1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 deyn  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg