daa’in1

Qaabnax: m.l  Isrogrogga:  

Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la’aantiisa. ld daayin¹.

daa’in2

Qaabnax: f.mg1  Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi) 

Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 daa’imid  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg