daab1

Qaabnax: m.l  Isrogrogga: (-bab, m.l) 

Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda
iwm loo adeegsado.

daab2

Qaabnax: m.dh  Isrogrogga:  

1. Cudur leh shuban oo ku dhaca
dhasha xoolaha markay dambar badan
nuugaan. 2. ld doog².

daab3

Qaabnax: f.g1  Isrogrogga: (-bay, -btay) 

Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg