daabacaad
(m.dh)

daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo. 2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid. daabicid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabacaad

daabicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabac². ld daabac¹ (4), daabacaad. daabac, daabacaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg