daabax
(m.l)

1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax. daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax

daabax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax². dabaax, dabax

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabax

daabaxid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld daabax¹ (3), daabixid, dabaax¹, dabaaxid, dabxid daabax, daabixid, dabaax, dabaaxid, dabxid

daabixid [m.dh]
ld daabaxid. daabaxid

dabaax [m.l]
ld daabax¹.

dabaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld daabax².

dabaaxid [m.dh]
ld daabaxid.

dabax [m.l]
ld daabax¹.

dabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld daabax².

dabxid [m.dh]
ld daabaxid.

daab [m.l] (-bab, m.l)
Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.

daab [m.dh]
1. Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan. 2. ld doog².

daab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg