daabaxid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

ld daabax¹ (3), daabixid, dabaax¹, dabaaxid, dabxid daabax, daabixid, dabaax, dabaaxid, dabxid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabaxid

daabax [m.l]
1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax. daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax

daabixid [m.dh]
ld daabaxid. daabaxid

dabaaxid [m.dh]
ld daabaxid.

dabxid [m.dh]
ld daabaxid.

daabax [m.l]
1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax.

daabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg