daabbad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo. 2. Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabbad

daabbadqaad [m.dh]
Nafley weyn oo badda ku nool.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg