daabbulad
(m.dh) (-do, m.l)

Xirmo ka kooban boqol marduuf oo jaad ah. ld daabbule. daabbule

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabbulad

daabbule [m.l]
ld daabbulad. daabbulad

daabbul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg