daacaqurun
(m.l)

Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir

daacaqurun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir². dacawashiir

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacaqurun

daacaqurmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacaqurun². ld dacwashiirid. daacaqurun, dacwashiirid

dacwashiir [m.l]
ld daacaqurun¹.

dacwashiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld daacaqurun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg