daacin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daaci². daaci

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacin

bahardaacin [m.f.dh]
eeg bahardaaci. ld bahardaacis.

daac [m.dh]
Qabatoon; macaluul; diihaal.

daac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg