daadasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daado. ld daadad. daado, daadad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadasho

da' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day; -di'i)
1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho. hoore

daadad [m.l]
ld daadasho. daadasho

balqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.

butaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Dareere meel uu ku jiray hal mar si xoog leh uga soo daadasho. 2. biyo fataahid.

diddin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².

hoobso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid. 2. Wax meel ka daadasho. 3. Miro xaabsasho.

qubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax daadasho.

walco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-caday, -catay)
Hoore weel ku jira qar ka daadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg