daaddah
(m.dh)

Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaddah

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg