daaddegid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daaddeg³. daaddeg

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaddegid

hoobo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. Meel taag ah ka daaddegid. 2. Nafley le'asho.

daaddeg [m.l] (-gyo, m.dh)
Meel taag ah gollaheeda.

daaddeg [m.l] (-gyo, m.dh)
(juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.

daaddeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg