daadguree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

1. Wax badan meel si degdeg ah uga qaadid. 2. Wax iyadoo meel kale la geynayo halis ka badbaadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadguree

daadgurayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadguree. daadguree

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg