daadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la daadiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadsan

daadsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadsan. ld daad-sanaansho. daadsan, daad-sanaansho

daadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daadsanaan. daadsanaan

unuunuf [m.l]
Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.

unuunuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².

urursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la ururiyey ahaansho. 2. Wax aan kala daadsanayn ahaansho.

bahardaac [m.l]
Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco.

bahardaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.

bahardaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.

baradhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg