daaduf
(m.l) (-fyo, m.dh)

Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹. daadduf

daaduf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf². daadduf

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaduf

daadduf [m.l]
ld daaduf¹. daaduf

daadduf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld daaduf². daaduf

daaddufid [m.dh]
ld daadufid. daadufid

daadufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daaduf². ld daaddufid. daaduf, daaddufid

daad [m.l] (-dad, m.l)
1. Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay. 2. Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.

daad [m.l] (-dad, m.l)
(juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.

daad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg