daadufid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg daaduf². ld daaddufid. daaduf, daaddufid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadufid

daaddufid [m.dh]
ld daadufid. daadufid

daaduf [m.l] (-fyo, m.dh)
Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹.

daaduf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg