daahiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daahiri

daahirid [m.f.dh]
eeg daahir².

daahirin [m.f.dh]
eeg daahiri.

daahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg