daahirid
(m.f.dh)

eeg daahir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daahirid

daahir [m.l]
1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.

daahir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg