daaho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-hday, -hatay)

Ilixir u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaho

daahasho [m.f.dh]
eeg daaho.

dibdhac [m.l]
Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.

habsaan [m.l]
1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.

daa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (dayay, deysay; deyn)
1. Wax xannibnaa faraha ka qaadid. 2. Hawl la hayay faraha ka qaadid. 3. Wax la caadaystay joojin. Tus. “Waxaa fiican inaad sigaarka dayso”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg