daahsasho
(m.f.dh)

eeg daahso. ld daahsad, daahsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daahsasho

raagso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax imaatin-koodu dib u dhacay daahsasho.

daahsad [m.l]
ld daahsasho.

daahsi [m.l]
ld daahsasho.

dherertoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg