daajin
(m.f.dh)

eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daajin

wadaajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadaaji.

barqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.

daajis [m.l]
ld daajin.

daaqgee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Xoolo daajin.

daaqsiin [m.dh]
ld daajin.

daaqsiis [m.l]
ld daajin.

darangee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Xoolo, meel daran leh daajin.

darmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay,-isay)
Xoolo meel daran leh daajin.

fiidi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Geed ubax bixin. 2. U f.: xoolo, fiid daajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg