daajis
(m.l)

ld daajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daajis

daajin [m.f.dh]
eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.

mayraco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, catay)
1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).

miro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg