daakir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Arooryo hore addimid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daakir

daakiraad [m.dh]
1. Addinka iyo ducooyinka la akhriyo arooryada hore. 2. Waqtiga addinka arooryada hore.

daakirid [m.f.dh]
eeg daakir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg