daalacan
(m.dh)

Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalacan

daalac [m.l]
Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo.

daalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -lici)
Dayax ama qorrax soo muuqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg