daalacasho
(m.f.dh)

eeg daalaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalacasho

akhri [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Erayo ama weedho qoran daalacasho ama kor ugu dhawaaqid.

akhriso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax qoran daalacasho.

cilmi [m.l]
(culuun, m.dh) 1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg