deyn
(m.l) (-no, m.l)

1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.

deyn
(m.f.dh)

eeg daa. ld dayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deyn

aal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (yiil, tiil; aalli)
aal²: 1. (f.g) Wax meel go'an ku sugnaansho. 2. (f.mg) Ka a.: fal ku dhaqaaqiddiisa deyn. ld ool², oollow ool, oollow

aaladeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aaladee. aaladee

kaadi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Kaadi sii deyn.

kaadibadshe [m.l] (-shayaal, m.l/dh)
(daaw.) Daawo badisa kaadida ayadoo biyo iyo cusbooyin ka soo deyneysa kelyaha.

maadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maadee. ld maadeys. maadee, maadeys

daac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco². daaco

faa'ideyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faa'iideyn. faa'iideyn

faa'iideyn [m.dh]
eeg faa'iidee. ld faa'ideyn. faa'iidee, faa'ideyn

maakhadeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maakhadee.

naakhuudeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naakhuudee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg