dhawriwaa
(m.l)

1. Samir yari aan wax lala sugi karin. 2. ld dhawriwaayid.

dhawriwaa
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-waayay, -wayday; -waayi)

Wax sugi kari waayid (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawriwaa

dhawriwaayid [m.f.dh]
eeg dhawriwaa². ld dhawriwaa¹ (2).

koranwaa [m.l]
1. K. ah: sugiwaa; dhawriwaa. 2. ld koranwaayid.

koranwaa [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aayay, -ayday; -aayi)
Sugid waayid; dhawriwaayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg