dheego
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-gtay, -gatay)

1. (f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho. 2. (f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheego

dheegasho [m.f.dh]
eeg dheego. ld dheegad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg