dhubdhub
(m.dh) (-bo, m.l)

1. Meel la maro oo ciriiri ah. 2. Waddo buuro isu dhow dhex marta oo dhib lagu mari karo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhubdhub

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg